Garoonada Kubada Cagta Ee Habeenkii Lagu Ciyaaro Oo Hargaysa Ku Soo Badanay (warbixin arintasi ku sabsan halkan ka dhagayso). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garoonada Kubada Cagta Ee Habeenkii Lagu Ciyaaro Oo Hargaysa Ku Soo Badanay (warbixin arintasi ku sabsan halkan ka dhagayso).
September 15, 2014 - Written by Wariye:

Hargyasa(WJN):-magalada hargaysa oo ay ku soo badanyaan dhalinyarada tahriibaya oo una sidii ay uga tagliyahayeen wadamada afrika oo ah mid inta badan faqiira.
waxa mudooyinkii ugu dambeyay laga soo sheegaya badaha u dhaxeeya liibya iyo talyaaniga oo ay ku qaracmeen doon siday  dhalinyar badan oo ka soo jeeda somaliland sidoo kalena ay ku xidhan yihiin wadamada suudaan itoobiya iyo liibiya iyo talyaaniga .

hada waxa jira dhalinyar badan oo ku hamiyaysa inay tahriibaan laakin se waxa ma ka badlikaran garoonada kubada cagta ee habkii lagu cayaaro oo ku soo badanaya magaalada hargaysa?

 khadar1 

Halkan Ka Dhagayso Oo Gujiwajale1 wajale3

 

 

 

 

Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Email:habane00@gmail.com
Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane

 

COMMENTS
LINKS