WAJAALE NEWS

Dhalinyarada Gobolka Gabiley Ayaa Waxba Kama Jiran Ku Tilmaamay Hadalada Ka Soo Yeedhaya Xukuumada (Dhagayso Waraysi Arintasi Ku Sabsan).

Gabiley(Wajaale News):-Gobolka gabiley oo malintii khamiistii ay ka dhaceen mudo haraado rabshadu watay oo gaystay khaase dhimasho nafeed iyo dhawacba .
hasa yeeshee waxa lagu guulaystay in la hakiyo mudoharaado  oo socday mudo lixsacadood iyo badhan  sidoo kale dalka gobolka gabiley ka soo yeedha ayaa ku soo beegmaya xili ay xukuumadu ay ka raali galinayso dilka labada sarkaa 

 

HADABA HALKAN KA DHAGAYSO CODKA  DHALINYARADA,

[Audio:http://wajaalenews.net/wp-content/uploads/2014/09/gabileya-waray.mp3]

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Email:habane00@gmail.com
Wariye Abdiqadir Abdirahman Habane

Exit mobile version