HAMBALYO MEHER WACAN | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HAMBALYO MEHER WACAN
October 13, 2014 - Written by Editor:

Cabdiraxmaan Axmed Saleebaan, Mustafe Axmed Saleebaan Iyo Xaaskiisa, Carruurtiisa, Samsam Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Ifraax Axmed Saleebaan, Muna Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo carruurtooda, Maxamed Axmed, Maxamed Saleebaan, Dhammaan waxay dadkaasi Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Maxamed Cabdiraxmaan Faarax

Iyo

Asma Axmed Saleebaan

Oo Meherkoodu Ka Dhacay Huteelka Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, 12/10/2014-ka, waxayna leeyihiin noqda labadii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo Barwaaqo…Aamiin..Aamiin

 

COMMENTS
LINKS