Hambalyo Meher Wacan ;Boqorka bashiir Maxamud Cumar iyo Boqorada Saado Mohamed Aw Ahmed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan ;Boqorka bashiir Maxamud Cumar iyo Boqorada Saado Mohamed Aw Ahmed
October 20, 2014 - Written by Editor:

Dhamaan Dadkan Hoosku qorani waxay hambalyo meher udirayaan Boqorka bashiir maxamud cumar iyo boqorada Saado Mohamed Aw Ahmed oo maanta meherkoodu kadhacay magaalada hargaysa gaar ahaan hutel mansoor waxayna heeliyinn guri galkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo

Aabo Mohamoud Cumar Ahmed iyo adero hasan Cumar Ahmed iyo hooyo Caasha Yuusuf Ibrahim Hooyo Luul Cismaan Ahmed Hooyo caasha Aw Muhumed Wacays , iyo caruurtooda oo kala ah Abdiqadir xaaskiisa caruurtiisa Abdiqafaar Xaaskiisa caruutiisa A/risaq Xaaskiisa caruurtiisa , Abdixamid, Abdiladif Mohamed Al Haji Ahmed Yasin, Dr Umalkhayr Rahma Ali Abdulahi iyo xaaskiisa Bushra, Ali Hasan Xuseen iyo Xaaskiisa Fardawsa caruurtooda

Ahmed ciisood, Mohamed M Aqli Mohamoud M Aqli , Barkhad ladif M Omar , Mohamed Hamud, Eng Mukhtar H Aqli Khadar Isak Ahmed M Jicsin , Khalid Mohamed Ali Ileeye, Abdirahman Ibrahim, Gudoomiyaha Dhalinyarada ee sonyo Mubarak Ismail Tani, Abdikarim M Muhumed , Jimcale , Mukhtar M Muhumed, Abdilahi Khalif Omar,

COMMENTS
LINKS