WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher Wacan

Xaaji Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac, Khaalid Sheekh Xuseen Xasan, Cabdiqaadir Cabdillaahi Caydiid, Yuusuf Jaamac Xirsi, Xuseen Maxamuud Maygaag, Cabdiwahaab Xaamud Ducaale, Cabdalle Siciid Cabdi, Xuseen Sheekh Maxamuud, Axmed Xasan Cumar iyo Xuseen Maxamed Cali.

Dhammaan Dadkaas waxay hambalyo aan la soo koobi Karin u dirayaan meherka

Fu’aad Maxamed Maygaag

Iyo

Nasteexo Axmed Ibraahim

Oo 3/11/2014 meherkoodu ka dhacay magaaladda Hargeysa, gaar ahaan huteel Xaraf, waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo,

Aamiin…Aamiin…Aamiin

Exit mobile version