Hambalyo Meher Wacan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan
November 14, 2014 - Written by Editor:

Aabo Nuux Yoonis

Hooyo Baar Yuusuf

Hooyo Saado Maxamuud

Ayeeyo Xaliimo Yoonis

Ayeeyo Muumina Ibraahin

Saleebaan Nuux Yoonis

Rashiid Nuux Yoonis iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Cabdiraxmaan Nuux Yoonis

Khadar Nuux Yoonis

Cumar Nuux Yoonis

Xamse Nuux Yoonis iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Dhamaan Ilma Nuux Yoonis

Waxa ay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan

Cabdiraxmaan Cumar Cali

Iyo

Kawsar Nuux Yoonis

MEHERKOODU KA QABSOOMAY SEMERTIME HOTEL.

Noqda reerka guulaysta

Daga guri barwaaqaysan

Dhala geesi iyo gaari

Kuwa guda abaalkiina

Hamablyo Meher Wacan

Aabe Nuux Yoonis

Hooyo Baar Yuusuf

Hooyo Saado Maxamuud

Ayeeyo Xaliimo Yoonis

Ayeeyo Muumina Ibraahin

Shamis Nuux Yoonis

Aamina Nuux Yoonis

Deeqa Nuux Yoonis

Nimco Nuux Yoonis

Foosiya Nuux Yoonis

Hinda Nuux Yoonis

Khadra Nuux Yoonis

Shukri Nuux Yoonis iyo Saygeeda iyo Caruurteeda

Hoodo Nuux Yoonis iyo Caruurteeda

Dhamaan Ilma Nuux Yoonis Dhidar Waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka

Cabdiraxmaan Cumar Cali

Iyo

Kawsar Nuux Yoonis oo Meherkoodu Ka qabsoomay Samartime Hotel.

Hambalyo Meher Wacan

Ayeeyo Muunina Ibraahin Yoonis

Habo Xaliimo Yuusuf ileeye

Adeer Maxamed Cismaan Muxumed

Abtiyo Maxamed yuusuf Ileeye

Maxamuud Maxamed Cismaan Xaaskiisa iyo Caruurtiida

Khadar Maxamed Cismaan Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Cabdilaahi Maxamed Cismaan

Nimcaan Maxamed Cismaan

Khaalid Maxamed Cismaan

Kawsar Maxmaed iyo Caruurteeda iyo saygeeda

Yurub Maxmed Cismaan iyo Caruurteeda iyo saygeeda

Samsam Maxamed Cismaan iyo Caruurteda iyo saygeeda

Layla Maxamed Cismaan Caruurteeda iyo Saygeeda

Dhamaantood waxa ay hambalyo u dirayaan Meherka

Cabdiraxmaan Cumar Cali

Iyo

Kawasara Nuux Yoonis oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Samirtime

 

 

Hambalyo Meher Wacan

AYeeyo Xaliimo Yoonis Seed

Adeero Mawliid Yoonis Dhidar

Dhamaan Reer Cali Yoonis

Dhamaan reer Muuse Yoonis

Dhamaan Reer Cabdi Cabdilahi

 

DHAMAAN dadkaasi waxa ay hambalyo u dirayaan

Cabdiraxman Cumar Cali

Iyo

Kawsar Nuux Yoonis

Oo Meherkoodu ka qabsoomay Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Hotel Samartime

 

 

 

 

 

 

 

Hambalyo Meher Wacan

Huda Mawliid Xasan

Umulkhayr Xasan Cabdilaahi (Dheeman)

Barwaaqo Muuse Xuseen

Xamda Maxamuud Nuur

Farduus Axmed Xaaji Cali

Xamda Cali Maxamed

Hodan Cabdiraxman Maxamed

Shabcaan Xasan Dixow

Suhuur Axmed Xaaji Cali

Hoodo Idiris

Shabcaan Mustafe Cabdi

Caasha Jaamac Daaud

Khadra Nuux Yoonis

Hana sheikh Maxamuud suufi

Dhamaan Ardaydaasi dhigata Dugsiga Hoose Dhexe Ee Biyo dhacay gaar ahaan Fasalka 7B waxa ay hambalyo u dirayaan

Cabdiraxmaan Cumar Cali

Iyo

Kawsar Nuux Yoonis oo Meherkoodu ka qabsoomay Hotel samartime

COMMENTS
LINKS