Hambalyo Aroos Wacan Boqorka C/naasir Aaden Xandule Iyo Boqorada Asma Cawil nuux | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Aroos Wacan Boqorka C/naasir Aaden Xandule Iyo Boqorada Asma Cawil nuux
December 13, 2014 - Written by Editor:

Aabbo Cawil Nuux Tulux, hooyo Caasha Maxamed iyo Carruurtooda, Nada Yuusuf Cumar, Ugbaad Maxamed Axmed, Mariya Maxamed Cabdillaahi iyo asxaab badan oo kale waxay hambalyo aroos u dirayaan

Boqorka:C.Naasir Aadan Xandule iyo Boqorada:Asma Cawil Nuux

oo aroskoodu ka dhacay magaalada

waxanay ugu ducaynayaan ducadii rasuulka s.c.w.

 

baaraka llaah fiik wa baraka

calayka wajamaca baynakumaa

bilkhayr

COMMENTS
LINKS