WAJAALE NEWS

Hambalyo Aroos Wacan Boqorka C/naasir Aaden Xandule Iyo Boqorada Asma Cawil nuux

Aabbo Cawil Nuux Tulux, hooyo Caasha Maxamed iyo Carruurtooda, Nada Yuusuf Cumar, Ugbaad Maxamed Axmed, Mariya Maxamed Cabdillaahi iyo asxaab badan oo kale waxay hambalyo aroos u dirayaan

Boqorka:C.Naasir Aadan Xandule iyo Boqorada:Asma Cawil Nuux

oo aroskoodu ka dhacay magaalada

waxanay ugu ducaynayaan ducadii rasuulka s.c.w.

 

baaraka llaah fiik wa baraka

calayka wajamaca baynakumaa

bilkhayr

Exit mobile version