R Wajaale:- Halkan Ka Dhagayso Wasiir ku Xigeenka Wasarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadashay Shaqo La,aanta Bahsan (Waraysi Khaasa). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
R Wajaale:- Halkan Ka Dhagayso Wasiir ku Xigeenka Wasarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadashay Shaqo La,aanta Bahsan (Waraysi Khaasa).
December 21, 2014 - Written by Wariye:

UntitledHargeysa(Wajaale News):- wasiir ku xigeenka wasarada shaqada iyo arrimaha bulshada Marwo Shugri Xariir Ismaacil oo maanta waraysi khaasa oo ay siisay shabakada wararka ee wajaalenews.net
ayaa waxa ay ka war bixisaya ugu horayn wasaradeeda iyo sida ay u shaqayso

waxana ay ka hadashay shaqo la,aanta baahsan ee dhalinyarrada haysata

waraysigaas oo faah faahsan halkan ka dhagayso

 

 

Halkan Guji Oo Dhagayso

 

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS