Hambalyo Meher Samatar Axmed Jaamac Iyo Marwadiisa Asma Aadan Mandeeq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Samatar Axmed Jaamac Iyo Marwadiisa Asma Aadan Mandeeq
December 23, 2014 - Written by Editor:

Dhammaan Dadkani Hoos ku qoarani waxay hambalyo meher wacan udirayaa : Boqorka iyo boqoradda:

Samatar Axmed Jaamac iyo Asma Aadan Mandeeq   

Aabbo Ahmed Jama Ismaciil iyo Hooyo Safiya Macalin Qaasim iyo carruurteeda oo kala ah:

  1. Foosiya Axmed Jaamac
  2. Kaltuu Axmed Jaamac iyo Saygeeda AYaanle Ciise Obsiiye
  3. Faadumo Axmed Jaamac
  4. Sam Sam Axmed Jaamac
  5. Maxamed Axmed Jaamac
  6. Ibraahim Axmed Jaamac

waxa kale oo iyaguna diraya :

Eedo Faadumo Jamac iyo Carruurteeda

Eedo Haweeya Jamac iyo Carruurteeda iyo dhammaan ilma Yuusuf Jaamac.

waxa kale oo iyana Hambalyada Meherka diraya.

Ayeeyo Aamina Xaaji Axmed

Ayeeyo Faadumo Jaamac iyo Dhammaan Ilma Macalin Qaasim

waxa kale oo iyana Hambalyada Diraya .

Hooyo Shugri Sheekh Axmed Nuur iyo carruurteeda oo kala ah:

  1. Ayaanle Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
  2. Fadxiya Ciise Obsiye iyo Carruurteeda
  3. Maxamed Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
  4. Kawsar Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
  5. Hodan Ciise Obsiiye iyo Saygeeda
  6. Mustafe Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
  7. Hibo Ciise Obsiiye iyo Carruurteeda
  8. Jamal Ciise Obsiiye Carruurtiisa
  9. Mukhtaar Ciise Obsiiye.

Waxa kale oo iyana Hambalyada Farxadda Meherka kaqayba qaadanay:

Xaawa Muuse

Xaawa Cabdilaahi Xaaji

Hoodo iid

Nimco      Maxamuud Sacad

waxa kale oo iyana Hamabal yada diraya Asaxabta kala ah:

Yaasmiin Axmed

Hoodo Muuse

Deeqa Askar

Kawsar Maxamuud

Niciima Yuusuf Cilmi.

Dhamman dadkani waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Boqorka iyo boqoradda:

Samatara Axmed Jaamac iyo

Asma Aadan Mandeeq

oo Meherkoodu kadhacay Waddanka Sucuudiga, Gaar ahaan Magaalada Jida

Waxaanay dhammaantood ugu ducaynaya ducaddii Rasuulkeenii Suuba( Scw)

 

 

COMMENTS
LINKS