Hambalyo Dhalasho Wacan; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Dhalasho Wacan;
January 1, 2015 - Written by Editor:

Dhamaan Masuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabaka Wararka Ee Wajaalenews Waxay Hambalyo Dhalasho Wacan U Dirayaa Maxamed Cabdi Jaamac Iyo Marwadiisa   Farax Aadan Siciid Oo Maanta Wiil Ugu Dhashay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer Wiilkaasi Oo Loo Bixiyay AXMED MAXAMED CABDI JAAMAC Waxaan Leenahay Soo Barbaar Noqo Kii Dalkiisa Iyo Dadkiisaba Anfaca Aamin Aamin;

waxa kale oo Hambalyo Taasi Lamida Hawada Umarinaya Asxaabta kala ah;

Xamse xasan xaaji

Cabdale Siciid cabdi

Dalmar Muxumed muumin

Faysal Cumar Madar

Xuseen Maxamuud Maygaag

 

COMMENTS
LINKS