Hambalyo Aroos Oo Ku Socota Eng Fu,aad Cabdilaahi Ismaciil Iyo Marwadiisa Shugri Axmed Maxamed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Aroos Oo Ku Socota Eng Fu,aad Cabdilaahi Ismaciil Iyo Marwadiisa Shugri Axmed Maxamed
February 16, 2015 - Written by Editor:

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo Aroos Wacan Udirayaan Eng Fu,aad Cabdilaahi Ismaciil Iyo Marwadiisa Shugri Axmed Maxamed

Oo Caawa Aqalgalkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa

Xoghaya Dawlada Hoose Ee Gabiley Cabdiraxmaan Nuur Abokor

Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Ismaaciil

Xildhibaan Xasan Axmed Maxamed ( xasan dhagjar)

Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor

Xildhibaan Iid Xasan

Xamse Xasan Xaaji

Yuusuf jaamac Xirsi

Axmed Daahir Qawdhan UD

 

Dhamaanba dadkaasi waxay hanbalyo aroos wacan gaadhsiinayaan arooska Eng Fu,aad Cabdilaahi Ismaaciil Iyo Marwadiisa Shugri Axmed Maxamed oo Caawa Arooskoodu ka dhacay magaalada hargaysa 18/02/2015

GUURKIINU GUUR KHAYR GURIGIINU GURI NAGI GUULOOW KAYEEL

 

 

COMMENTS
LINKS