DAAWO; Ninka Labaad Ee Dunida Ugu Dheer Oo Maanta Meherkiisu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Iyo Malxiiskiisa Oo Noqday Ninka Somaliland Ugu Gaaban | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ninka Labaad Ee Dunida Ugu Dheer Oo Maanta Meherkiisu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Iyo Malxiiskiisa Oo Noqday Ninka Somaliland Ugu Gaaban
March 21, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews) Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad oo ah ninka labaad ee dunida ugu dheer oo dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ayaa maanta meherkiisu ka dhacay hotel Crown Ee magaalada Hargeisa , Waxaana malxiis u ahaa ninka somaliland ugu gaaban oo layidhaa Shacayb Gaab.

https://youtu.be/bu_n_QeMhTM

Xalfadan oo  ahayd mid aad u heersaraysa ayaa waxa ka soo qayb galay Siyaasiyin , waxgarad , madaxdhaqameed , ganacsato iyo qaybaha  bulshada oo dhan.

xuseen bisad 2

Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) ayaa markii ugu horaysa  la shaaciyay inuu Arooskiisu Maalmaha soo socda   dhici doono hotel Crown ee Magaalada Hargaysa

COMMENTS
LINKS