Dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Cabdiraxmaan Nuux Axmed(Hiiraan) Iyo Marwadiisa Layla Jamaal Dhugad +SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Cabdiraxmaan Nuux Axmed(Hiiraan) Iyo Marwadiisa Layla Jamaal Dhugad +SAWIRO
April 11, 2015 - Written by Editor:

Xaflada meherka Cabdiraxaam Nuux Axmed(Hiiran) Iyo Marwadiisa Layla Jamaal Dhugad ayaa Ahayd Mada kulmisay haldoorka somaliland saxaafada qaybaheeda kala duwan fanaaniin reer jabuutiya iyo culimada dalka.

11130465_433251206838515_1913949908720108421_o 11128716_831040720276813_631015541_n 11116270_433251406838495_8520307848388143792_o Cabdiraxmaan Nuux Hiiraan Iyo Layla Jamaal Dhugad HIIRAAN 6

Dhaman masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalnews waxay hambalyo meher udirayaa boqor cabdiraxaam nuux axmed iyo marwadiisa layla  jamaal dhugad oo meherkodu dhacay magaalada ahrgaysa gaar ahaan huteelka safaari 10/042015 khamiistii

Yuusuf jaamac xirsi

Maxamed xuseen nuur

Cabdiqadir cabdiraxmaan habane

Cabdikariim muxumed xasan

Cabdifataax cali cabdilaahi

Noqda kuwii aqagakoda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo

Guurkiini guur khayr gurigiinu guri nagi guulow kayeel

Aamin aamin

HIIRAAN 4 HIIRAAN 3 HIIRAAN 2 HIIRAAN 1

COMMENTS
LINKS