WAJAALE NEWS

Dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Cabdiraxmaan Nuux Axmed(Hiiraan) Iyo Marwadiisa Layla Jamaal Dhugad +SAWIRO

Xaflada meherka Cabdiraxaam Nuux Axmed(Hiiran) Iyo Marwadiisa Layla Jamaal Dhugad ayaa Ahayd Mada kulmisay haldoorka somaliland saxaafada qaybaheeda kala duwan fanaaniin reer jabuutiya iyo culimada dalka.

Dhaman masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalnews waxay hambalyo meher udirayaa boqor cabdiraxaam nuux axmed iyo marwadiisa layla  jamaal dhugad oo meherkodu dhacay magaalada ahrgaysa gaar ahaan huteelka safaari 10/042015 khamiistii

Yuusuf jaamac xirsi

Maxamed xuseen nuur

Cabdiqadir cabdiraxmaan habane

Cabdikariim muxumed xasan

Cabdifataax cali cabdilaahi

Noqda kuwii aqagakoda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo

Guurkiini guur khayr gurigiinu guri nagi guulow kayeel

Aamin aamin

Exit mobile version