HAMBALYO MEHER WACAN Barkhad-Ladiif Maxamed Cumar iyo Marwaadissa Suleekha C/raxmaan Aw-Cali | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HAMBALYO MEHER WACAN Barkhad-Ladiif Maxamed Cumar iyo Marwaadissa Suleekha C/raxmaan Aw-Cali
April 23, 2015 - Written by Editor:

Gudomiyaha Wargeyska Saxafi Cabdifataax Dheeg Axmed, Tafatiraaha Wargeyska Saxafi Mustafe Sheekh Cumar, Cabdifatax Maxamud Caydid, Maxamed amiin Jibriil, Xamze Siciid Kuuriya, Faysal Maxamed Xasan, Aadan Cabdi Ciidle, Cabdicaadiil Maxamuud Caydid, Cabdi casiis Bashiir, Cabdirisaq Maxamud Caalin, Maxamed Cumar Sheekh, Maxamed Cabdilahi Soofadhiiste, Naasir Cabdi Ibraahim, Cabdikhalaaq Maxamed Xuseen Naaleyee, Yusuf Maxamed Garow, Cumar Yusuf Dhegjar, Cabdirisaaq Maxamed Ibrahim, Cabdi casiis Diyaara, Xamse Xasan Muuse, Maxamuud Cabdiraxmaan Warsame, Axmed Cabdiraxmaan Warsame, Maxamuud Siciid Ducaale, Axmed Maxamed Seed Geele iyo dhammaan hawl wadeenada iyo asxaabta kala duwan ee Wargeyska Saxafi Media Network, Waxay hambalyo u dirayaan:

Barkhadladiif

 

 

Barkhad-Ladiif Maxamed Cumar

iyo

Marwaadissa Suleekha C/raxmaan Aw-Cali

 

Oo meherkoodu qaabsoomay taarikhdu ahayd 23/04/2015 oo ka dhacay Magaalada Hargaysa, gaar ahaan hudheelka Summer Time Hotel, waxayna leeyihiin Noqda kuwii aqal galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela.

Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

 

 

 

COMMENTS
LINKS