R Wajaale:- Pro Axmed Xaaji Abdilahi (Azari) Ayaa Ka Hadlay Xaalada Siyasadeed Ee Dalku Uu Marayo Kuna Tilmaamay Inay Tahay Tii Ugu Adkayd Ee Soomarta Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
R Wajaale:- Pro Axmed Xaaji Abdilahi (Azari) Ayaa Ka Hadlay Xaalada Siyasadeed Ee Dalku Uu Marayo Kuna Tilmaamay Inay Tahay Tii Ugu Adkayd Ee Soomarta Dalka.
May 7, 2015 - Written by Wariye:

PRO ASARIHargaysa(Wajaale News):- Pro Axmed Xaaji Abdilahi (Azari) ayaa Ka Hadlay Xaalda Dalku Uu Marayo kun tilmamay inay tahay tii ugu adkayd ee somarta dalka somaliland

pro axmed asari ayaa ugu horayn ka war bixiyay taariikhdiisa waxbarasho iyo waliba ta siyasadeen intaa ka dibna waxa uu ha dalay xaalada siyaasadeed ee   wadanku uu marayo isagoona ku tilmaamay inay tahay tii ugu adkayd ee dalka soo marta pro asari ayaa sidoo kale ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo mudo kodhinta la filayo inuu golaha guurtidu ansixiso isagoona kuna tilmamay inay tahay mid sharcidaro ah meelna kaga dhacaysa heshiiska sadexda xusbi qaran ee dhawan dhax maray

pro Asari oo ka tirsanaa xusbiga kulmiya ayaa ka warbxiayay mudadii kuu ka mid ahaaa iyo sobabihii ku kalifay inuu iska tago waxaanu sheegay in uu ka tagyay mudadii loo tartamayay musharaxa madaxwayne ku xigeenka oo ay ku loolamayeen cabdiraxmaan aw cali iyo cabdiraxman salici oo ah madaxwayne ku xigeenka haatan ee somaliland .

 

Waysigaasi Oo Faahfaahsan Halkan Ka Dhagayso

Halkan Guji Oo Dhagayso

Hargeysa Office

Wajaalenews.net

Wariye: Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS