WAJAALE NEWS

Halkan ka dhagayso; maansada himilo Iyo Wacdarihii Abwaan Xasan Daahir Weedhsame,

Hargeisa(Wajaalenews):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa caawa soo bandhigay qaybo kamida suugaanta uu hibada u leeyahay maasooyinkan ayaa dhamaantood kahadlayay xaalada dhabta ah ee ay ku sugan tahay bulshada somaliland iyo sida ay nasiib daradu ugaga dhacday hogaanka taasi marwalba sobaobta in dadku isku qabsadaan mudo kordhinta siyaasiguna kolba shaadh usoo xidho

Hadaba maansada HIMILO Oo kamid ahayd sugaantii caawa ee abwaanka halkan ka dhagayso

 

 

Halkan Ka Dhagayso Oo Guji

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Email:wajaalenews@gmail.com

Exit mobile version