Halkan Ka Dhagayso ;Aqoonyahan Cabdikariim Saalax Maxamuud Oo Xukuumada ku Dhaliilay Sida Ay Gobolada Bari Usoo Xulato Cida Matalaysa Baaqna U Diray Qurba Joogta Sool,sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Dhagayso ;Aqoonyahan Cabdikariim Saalax Maxamuud Oo Xukuumada ku Dhaliilay Sida Ay Gobolada Bari Usoo Xulato Cida Matalaysa Baaqna U Diray Qurba Joogta Sool,sanaag
May 17, 2015 - Written by Editor:

Aqoonyahan cabdikariim saalax maxamud 2HARGAYSA(Wajaalenews) Aqoon yahan Cabdikariim Saalax Maxamuud oo kamida qurba joogta gobolka sool islamarkaana ah Mulkiilaha Shirkada  HARGAYSA TAXI Ayaa shir jaraaid oo uu manta ku qabtay magaalada Hargaysa kaga waramay xaalada guud  ee siyaasada somaliland, Xidhiidh Xukumada iyo gobolada sool sanaag iyo cayn

Mr Cabdikariim ayaa si qoto dheer  ulafa guray halka ay siyaasada iyo wax wada qabsiga somaliland ee gobolada bari ka degi laada,ay isagoo xusay in marwalba xukuumada talada haysaa marto jid aan marnaba isku soo dhawaynay gobolada bari iyo somaliland isagoo xusay dadka reer sool sanaag iyo cayn iyo dadka xukuumada u dhaxeeyeen aanay marna daacad ka ahayd in bulashadaa wax looqabto

Halkan Guji Oo Ka Dhagayso

waxa kale uu uu ka dhawaajay in masuuliyiinta umatasha xukuumada goboladaa ay xukuumadu kusoo xulato mid abti looyahay iyo mid inani keentay isagoo sheegay dhamaan masuuliyiintaa ay ku yimaadeen sidaa marka laga reebo wasiirka caafimaadka DR XAGLATOOSIYE oo uu ku sheegay in uu Isagu yahay masuul kartile . mudadii uu joogayna waxka qabtay baahiyaha bulshada goboladaa iyo guud ahaan somaliland’

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Email:wajaalenews@gmail.com

 

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS