WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher Wacan Iyo Madashii Sanadka Mudane; Sacad Cabdi Daahir & Marwo; Hamda Mohamuud Fadal, DAAWO SAWIRO.

Hambalyo Meher Wacan Iyo Madashii Sanadka  Mudane; Sacad Cabdi Daahir & Marwo;  Hamda Mohamuud Fadal, DAAWO SAWIRO.

HARGAYSA(Wajaalenews)Dhamaan Masuuliyiinta Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah Ee WAJAALENEWS Waxay Hambalyo Meher Udirayaan  Mudane SACAD  CABDI DAAHIR IYO Marwadiisa HAMDA MOHAMUUD FADAL, oo meherkoodu ka dhacay  Magaalada Hargaysa 30/05/2015

Madasha meherka lamaanahan Isdoortay ayaa ahay mid kulmisay dhamaan haldoorka somaliland iyadoo jawiga farxada iyo kulanka haldoorka somaliland aad ka dheehanaysa  qiimaha dayarta iscalmatay oo ka dhigaysa mid loogu yeedhi karo  meherkii sanadka

Waxaan lee nahay noqda kuwii kala hela umad khay rqaba Arooskoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo

WAXA KALE OO HAMBALYO TAA LAMIDA DIRAYA;

Cabdifataax cali cabdilaahi

Faysal cumar madar(Qumuj

Xamse Xasan xaaji

 

Exit mobile version