SIR CULUS: DHAGAYSO: Muwaadin Reer Somaliland Ah Oo Fashiliyay Qorshayaasha Shirkada DUBAI PORT Iyo Mudada Ay Somaliland Ka Dhex fulinaysay Hawlo Khatar Ku Ah Qaranka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
SIR CULUS: DHAGAYSO: Muwaadin Reer Somaliland Ah Oo Fashiliyay Qorshayaasha Shirkada DUBAI PORT Iyo Mudada Ay Somaliland Ka Dhex fulinaysay Hawlo Khatar Ku Ah Qaranka,
June 6, 2015 - Written by Editor:

abdinasir mHargaysa(Wajaalenews) Muwaadin Reer somaliland oo qurba jooga islamarkaana ah muwaadin ganacsade ah ayaa daaha ka Qaaday  qorshayaal halisku ah somaliland oo shirkada DP ka dhex fulinaysay kuwaasi oo ay u soodirtay sirdoon ka socda dawlada imaraadka carabta

Cabdinaasir Maxamed Cabdille (Walanwal) oo hada ku sugan caasimada somaliland ahna aqoonyahan Degen Dalka Canada

Cabdinaasir oo maanta waraysi Dhinacyo badan taabanaya siiyay Shakabada Wararka Ee Wajaalenews  ayaa Wuxu Si qoto dheer uga Hadlay  shirakada Dubai Port mudadii ay somaliland xidhiidh lasoo Samaysay

Sidoo kalena Qalab ay leedahay shirkada uu mudo laba sano ah yaala dekeda barbera dhexdeeda .

HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN

 

Halkan Guji Oo Ka Dhagayso  

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS