R Wajaale:-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkada Socdaalka Ee SAHAL TRANSPORT . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
R Wajaale:-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkada Socdaalka Ee SAHAL TRANSPORT .
June 17, 2015 - Written by Editor:

DSC09745R Wajaale:-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkada Socdaalka Ee SAHAL TRANSPORT .

xaflada furitaanka shirkada socdaalka iyo alaabaha ee SAHAL TRANSPORT oo magaalada hargeisa laga furay iyo madaxwayne ku xigeen ka somaliland mudane cabdiraxmaan cabdilahi ismacil (saylici) oo xadhiga ka jaray

Sidoo kalena waxaa ka soo qayb galay mudanayaal ka socda golaha wasiirada iyo xubno ka tirsan golaha barlamanka somaliland

warkaasi oo dhamaystiran halkan ka dhagayso

 

Halkan Guji Oo Ka Dhagayso

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Email: wajaalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS