xaflada furitaanka shirkada socdaalka iyo alaabaha ee SAHAL TRANSPORT oo magaalada hargeisa laga furay iyo madaxwayne ku xigeen ka somaliland mudane cabdiraxmaan cabdilahi ismacil (saylici) oo xadhiga ka jaray
Sidoo kalena waxaa ka soo qayb galay mudanayaal ka socda golaha wasiirada iyo xubno ka tirsan golaha barlamanka somaliland
warkaasi oo dhamaystiran halkan ka dhagayso
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Email: wajaalenews@gmail.com