Hambalyo Dhalasho Wacan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Dhalasho Wacan
June 24, 2015 - Written by Editor:

Eng Cabdirashiid Abdi Dugsiiye

Eng Cumar Daa,ud

Maxamuud bikilo

Cismaan jaamac cabdilaahi

Maxamed cali mataan

Maxamed indhacase

Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo dhalasho wacan u dirayaan Xildhibaan Samatar Cabdi Meecaad Iyo marwadiisa

oo gabadhi ugu dhalatay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal

waxaanu leenahay soo barbaar noqo tii dalkeeda iyo diinteedba anfacda

 

AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS