Dhagayso:- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Gobolka Gabiley Ee Xisbiga Wadani (Maxamed Shabeel) Ayaa Dhaliishii Ugu Adkayd U Jeediyay Xukuumada Iyo Waliba Badhasaabka Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhagayso:- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Gobolka Gabiley Ee Xisbiga Wadani (Maxamed Shabeel) Ayaa Dhaliishii Ugu Adkayd U Jeediyay Xukuumada Iyo Waliba Badhasaabka Gobolka Gabiley.
July 20, 2015 - Written by Wariye:

DSC02358Gabiley(Wajaalenews):-Gudoomiyaha garabka dhalinyarada gobolka gabiley ee xisbiga  wadani ayaa dhaliishii ugu adkayd u jeediyay xukuumada iyo waliba badhasaabka gobolka gabiley
maxamed nuur mooge (shabeel) ayaa sheegay in uu badhasaabka gabiley  xilkiisii la ambanayo oo aanay jirin waxa uu ka ogyahay maamulkiisa
waxaanu hadladiisa ku tilmamay inay yihiin kuwa loo soo sheegay oo aanu waxba ka ogayn
maxamed nuur (shabeel) oo waxa kale oo uu sheegay in xukuumada wakhtigeedii ka dhamaaday oo aanay hada ahayn mid u tirsan xusbiga wadani
waraysigaasi oo aad u xiiso badan halkan ka dhagayso

 

 

Halkan Guji Oo Dhagayso

Abdiqadir Abdirahman Habane
Shabakada wararka ee wajaalenews.net
Wararka Gobolka Gabiley

 

 

COMMENTS
LINKS