Dhagayso:- Xildhibaan Maxamed Muxumed Nuur Ayaa Waxba Kama Jiraan ku Tilmamay Hadalada Badhasabka Gobolka Gabiley Isagoona Xukuumada Ugu Yeedhay Xukuumatu Nisaa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhagayso:- Xildhibaan Maxamed Muxumed Nuur Ayaa Waxba Kama Jiraan ku Tilmamay Hadalada Badhasabka Gobolka Gabiley Isagoona Xukuumada Ugu Yeedhay Xukuumatu Nisaa.
July 20, 2015 - Written by Wariye:

DSC02362Gabiley(Wajaalenews):-Xildhibaan maxamed muxumed nuur oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee golaha deegaanka ee gobolka gabiley ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay  badhasabka gobolka gabiley hadalo dhawaan ka soo yeedhay oo ahaa in aanay jirin wax mucaaridi.
Xildhibaan maxamed muxumed nuur oo sharaxaad ka bixinayaa ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay hadalada badhasabka gobolka gabiley
sidoo kalena waxa uu xukuumada ugu yeedhay inay tahay xukuumadii dumarka ama (xukuumatu nisaa)
isaga oo ku sifeeyay inay wadanka ka taliyaan dumar oo aany jirin wax raga oo hada wadanka maamula
waraysigaasi oo aad u xiiso badan halkan ka dhagayso

 

Halkan Guji Oo Ka Dhagayso

Abdiqadir Abdirahman Habane
Shabakada wararka ee wajaalenews.net
Wararka Gobolka Gabiley
COMMENTS
LINKS