Hambalyo Aroos | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Aroos
July 24, 2015 - Written by Editor:

Ayeeyo Xaawa Maygag Samtar, Aabo Axmed Geele Axmed, Hooyo Kaltuun Maxamed Yuusuf iyo Caruurtooda oo kala ah Sawda Axmed Geele iyo saygeeda, Khawla Axmed Geele iyo saygeeda, Xamna Axmed Geele, Huda Axmed Geele, Hoodo Axmed Geele, Cawo Axmed Geele, Xamda Axmed Geele, Xanaan Axmed Geele, Cabdilaahi Axmed Geele, Nafiisa Axmed Geele iyo Caaisha Axmed Geele.

 

Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobin Karin u dirayaan Boqorka iyo Boqorada

 

Xamse Maxamed Muuse

 

Iyo

 

Isra Naasir Maxamed

 

Oo 23 kii bishan July aqal galkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa, waxaanay leeyihin gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Noqdana kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo caano!

 

Aaamiin                         Aaamiin

COMMENTS
LINKS