Isku Aadka Horyaalka Talyaaniga Serie A-da Ee Xili Ciyaareedka 2015/16 Oo La Soo Saaray Iyo Kulamad Ay Kooxaha Waa Wayni Ku Bilaaban Doonaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Isku Aadka Horyaalka Talyaaniga Serie A-da Ee Xili Ciyaareedka 2015/16 Oo La Soo Saaray Iyo Kulamad Ay Kooxaha Waa Wayni Ku Bilaaban Doonaan
July 27, 2015 - Written by Editor:

Italy(wajaalenews)-waxaa galabta la soo saaray isku aadka kulamada horyaalka Talyaaniga Serie A-da ee xili ciyaareedka cusub ee 2015/16.

Xili ciyaareedka cusub ayaa ku bilaami doona kulan dhex mari doona kooxaha Fiorentina iyo AC Milan halka kooxda Roma ay u safri doono kooxda Verona, laakiin kooxda horyaalka difaacanaysa ee Juventus ayaa garoonkeeda ku soo dhawayn doonta kooxda Udinese.

Kulamada xili ciyaareedka cusub ugu horeeya Serie A ayaa bilaami doona August 23 ,2015  waxaana qorshaysan inuu dhamaan doono May 15 ,2016. Xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Talyaaniga ayaa bilaami doona wakhti ka horeeya xiligii uu caadiyan bilaami jiray waxaana la doonayaa sidii xulka qaranka Talyaanigu uu ugu diyaari garoobi lahaa Euro 2016 oo dalka France lagu qaban doono.

Kulamada todobaadka 1 aad ee Serie A-da

Aug 23 2015

Empoli-Chievo

Fiorentina-Milan

Frosinone-Torino

Verona-Roma

Inter-Atalanta

Juventus-Udinese

Lazio-Bologna

Palermo-Genoa

Sampdoria-Carpi

Sassuolo-Napoli

Kulamada todobaadka 2 aad ee Serie A-da

Aug 30 2015

Atalanta-Frosinone

Bologna-Sassuolo

Carpi-Inter

Chievo-Lazio

Genoa-Verona

Milan-Empoli

Napoli-Sampdoria

Roma-Juventus

Torino-Fiorentina

Udinese-Palermo

Kulamada todobaadka 3 aad ee Serie A-da

Sep 13 2015

Empoli-Napoli

Fiorentina-Genoa

Frosinone-Roma

Verona-Torino

Inter-Milan

Juventus-Chievo

Lazio-Udinese

Palermo-Carpi

Sampdoria-Bologna

Sassuolo-Atalanta

Kulamada todobaadka 4 aad ee Serie A-da

Sep 20 2015

Atalanta-Verona

Bologna-Frosinone

Carpi-Fiorentina

Chievo-Inter

Genoa-Juventus

Milan-Palermo

Napoli-Lazio

Roma-Sassuolo

Torino-Sampdoria

Udinese-Empoli

Kulamada todobaadka 5 aad ee Serie A-da

Sep 23 2015

Carpi-Napoli

Chievo-Torino

Empoli-Atalanta

Fiorentina-Bologna

Inter-Verona

Juventus-Frosinone

Lazio-Genoa

Palermo-Sassuolo

Sampdoria-Roma

Udinese-Milan

Halkan kaga bogo taariikhda la ciyaari doono kulamada kale ee xili ciyaareedka cusub ee Serie A da.

Sep 23 2015……….Week 7

Oct 4 2015…………Week 8

Oct 18 2015……….Week 9

Oct 25 2015………..Week 10

Oct 28 2015………..Week 11

Nov 1 2015…………Week 12

Nov 8 2015…………Week 13

Nov 22 2015………..Week 14

Nov 29 2015………..Week 15

Dec 6 2015………….Week 16

Dec 13 2015………..Week 17

Dec 20 2015…………Week 18

Jan 6 2016………….Week 19

Jan 10 2016

Kulamada todobaadka 20 aad ee Serie A-da

Jan 17 2016

Atalanta-Inter

Bologna-Lazio

Carpi-Sampdoria

Chievo-Empoli

Genoa-Palermo

Milan-Fiorentina

Napoli-Sassuolo

Roma-Verona

Torino-Frosinone

Udinese-Juventus

Kulamada todobaadka 21 aad ee Serie A-da

Jan 24 2016

Empoli-Milan

Fiorentina-Torino

Inter-Carpi

Juventus-Roma

Lazio-Chievo

Frosinone-Atalanta

Palermo-Udinese

Sampdoria-Napoli

Sassuolo-Bologna

Verona-Genoa

Kulamada todobaadka 22 aad ee Serie A-da

Jan 31 2016

Atalanta-Sassuolo

Bologna-Sampdoria

Carpi-Palermo

Chievo-Juventus

Genoa-Fiorentina

Milan-Inter

Napoli-Empoli

Roma-Frosinone

Torino-Verona

Udinese-Lazio

Week 23     Feb 3 2016

Week 24     Feb 7 2016

Week 25     Feb 14 2016

Week 26………Feb 21 2016

Week 27………Feb 28 2016

Week 28………Mar 6 2016

Week 29……….Mar 13 2016

Week 30……….Mar 20 2016

Week 31……….Apr 3 2016

Week 32……….Apr 10 2016

Week 33……….Apr 17 2016

Week 34……….Apr 20 2016

Week 35……….Apr 24 2016

Week 36………..May 1 2016

Week 37………..May 8 2016

Week 38………..May 15 2016

Wariye Abuu Maxfuud…………….

GUUUUUUUUUUUUUUL

COMMENTS
LINKS