Isku Aadka Europe league Oo La Soo Saaray Iyo Brossia Dortmund Oo Ku Aaday Kooxda Ree Norway EeOdd | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Isku Aadka Europe league Oo La Soo Saaray Iyo Brossia Dortmund Oo Ku Aaday Kooxda Ree Norway EeOdd
August 7, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews)-Isku aadka tartanka koobka kooxaha yurub ee Europe Leagu ayaa lagu dhawaaqay iyadoo kooxo waaweyn lagu hagaajiyey kooxo yar yar iyadoo sidoo kale ay ku soo biiri doonaan kooxaha ugu hereeya ee soo hadha ama laga soo badiyo champion leaga.

Kooxda Fenerbahce oo iyadu ka soo hartay isreebreebkii tartamada horyaalda yuru ee Champions league ayaa iyana lagu aaday kooxda Atromitos oo ay booqan doonaan kulanka koowaad, halka kooxda Southampton ee ingriiskana lagu aadiyay kooxda Midtjylland.

Isku aadka isreebreebka tartanka Europe league ayaa loo sameeyay sidaan

Southampton v Midtjylland 

Rabotnicki v Rubin Kazan

Odd v Dortmund

Liberec v Hajduk

Split Krasnodar v HJK

Atromitos v Fenerbahce

Thun v Sparta Praha

Lech Poznan v Videoton

Dinamo Minsk v Salzburg

Astra v AZ Alkmaar

Plzen v Vojvojdina

PAOK v Brondby

Bordeaux v Kairat

Panathinaikos v Qabala

Young Boys v Qarabag

Steaua v Rosenborg

Molde v Standard Liege

Zorya v Legia

Hargeisa Office

Wariye Abuu Maxfuud.

COMMENTS
LINKS