Jadwalka Isreebreebka Champions League Oo La Soo Saaray iyo Halka Ay Ku Dhacday Manchester United. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jadwalka Isreebreebka Champions League Oo La Soo Saaray iyo Halka Ay Ku Dhacday Manchester United.
August 7, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews)-Kooxaha liigaga ka gala kaalinta afaraad ama kooxaha aan galin inta u horeysa ayaa waxaa loo qabtaa isreebreeb iyadoo kooxaha soo badiya ay toos ugu biiri doonan champion leage hadaba kooxda weyn ee Manchester United ayaa ku dhacday kooxda Club Brugge isreebreebka tartanka horyaalada qaarada yurub ee Champions League kadib markii haatan si rasmi ah loogu sameeyay qori tuurka magaalada Ninte ee xarunta u ah xidhiidhka qaarada yurub ee Uefa.

United ayaa ku dhamestay kaalinta afaraad ee kala sareynta horyaalka ingriiska xili ciyaareedkii koowaad ee macalin  Louis van Gaal waxayn ataasi keeneysaa iney ciyaaraan laba kulan oo labo lug ah waxayna haatan la ciyaari doonaan kooxda ree Belgium ee Club Brgugge, labada koox midii soo baxda ayaana si toos ah u aadi doonta wareega guruubyada ee tartanka Champions league.

Jadawalka isku aadka:-

Lazio Vs Bayer Leverkusen
Man Utd Vs Club Brugge
Sporting Lisbon Vs CSKA Moscow
Rapid Vienna Vs Shakhtar Donetsk
Valencia Vs Monaco
Basel Vs Maccabi
Skenderbeu Vs Dynamo Zagreb
Celtic Vs Malmo
Astana Vs BATE

Borisov Vs Partizan APOEL

Hargeisa Office

Wariye Abuu Maxfuud.

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS