Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Maxamed Xasan Yuusuf Iyo Muna Xaashi Aw Jaamac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Maxamed Xasan Yuusuf Iyo Muna Xaashi Aw Jaamac
August 13, 2015 - Written by Editor:

Xildhibaan  Maxamed  Cali  Sh. Cumar,  Cabdirisaaq  Muuse  Xasan,  Maxamed Iid Aadan, Cabdifataax Axmed Cabdi(Boosh),  Xamse Jirde Axmed,  Eng Maxamuud  Maxamed  Ciise,   Maxamed Axmed Cali(Dheere),  Eng  Cabdiraxmaan  Maxamed  Habane(Tukaale),  Mustafe  Dayib Axmed(Suufi),  Cabdiraxmaan  Sayid  Maxamed,  Cabdikarin  Xaamud,  Mukhtaar Geeble,  Xirsi Cabdisalan,  Khaddar Yuusuf Xirsi,  Maxamed Isaaq Aadan,  Muuse Mawliid Aw Nuux, Dhamaan asxaabtaa qaaliga ahi waxa ay habalyo meher u dirayaan boqorka iyo boqorada maanta ee kala ah:-

Maxamed Xasan Yuusuf

Iyo

Muna Xaashi Aw Jaamac

Oo manta oo ay taariikhdu tahay 13/08/2015 uu meherkoodu ka dhacay magaalada gabiley waxayna leeyihiin ilaahay ha idinka dhigo kuwii aqal galkooda ku gaadha caafimaad

 

COMMENTS
LINKS