WAJAALE NEWS

DAAWO; Dhacdooyinkii Maanta Iyo Mo Faarax Oo Ka Badbaaday Ciyaartoy Isku Dayay In Uu Suul Daareeyo Wareegii U Danbeeyay.

DAAWO;  Dhacdooyinkii Maanta Iyo Mo Faarax Oo Ka Badbaaday Ciyaartoy Isku Dayay In Uu Suul Daareeyo Wareegii U Danbeeyay.

Orodyahanka caanka ah ee mo faarax ayaa maanta wacdaro ka dhigay tartanka ciyaaraha fudud ee aduunka isagoo ku gulaystay bilada Dahabka hadaba intii lagu jiray orodka qaybtiisii ugu danbaysay ayaa si xaaladaysan markii uu ku dhaqaaqay xawaarihiisi ugu danbeeyay waxaa si hoose cagta ugu orodyahan reer kenya kaasi ayaan ku guulaysan in dhulka dhiga MO FAARAX

 

HALKAN KA DAAWO DHACDADAA.

Exit mobile version