Hambalyo Meher Sacad Abdi Abdilaahi Riirash Iyo Marwadiisa Hibo Ahmed Muxumed Baadil Oo Meherkooda Ka Dhacay Magaalada Hargeisa+SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Sacad Abdi Abdilaahi Riirash Iyo Marwadiisa Hibo Ahmed Muxumed Baadil Oo Meherkooda Ka Dhacay Magaalada Hargeisa+SAWIRO
September 1, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) DHamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wararka Ee Wajaalenews ee ku kala sugan dalka iyo diibadiisuba Waxay Hambalyo Meher Wacan Hawada Umarinayaan Madasha Meherka Kulmisay haldoorka dhalinyarada somaliland culimo awdiin iyo bulshada qaybaheedda kale Goobta ayaa ahayd Meherka Lamaahan iska xusay asaagood MUDANE ;Sacad Abdi Abdilahi Riirash iyo MARWADIISA Hibo Ahmed Muxumed Baadil oo Meherkooda ka dhacay Maanta magaalada Hargeisa Gaar ahaan Masjidka Ali Mataa, Noqda qoyskii isu waara Aqalgalkoodana ku gaadha bashbash iyo barwaaqo, Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. Aamiin.Aamiin. Aamiin.

hambalyada meherka sacad riiraash 1 hambalyada meherka sacad riiraash 2 hambalyada meherka sacad riiraash 3

 

Dhanka kale waxaa hambalyo taalamida diraya

Sacad maxamuud Gaangi

Jamaal cabdiraxmaan faarax sugaal

Xamse xasan xaaji

Xildhibaan Iid Xasan Cabdi

hambalyada meherka sacad riiraash 4 meher hh

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA SOMALILAND

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS