DAAWO; Waxyaabihii Ugu Layaabka Badnaa Ee Uu Sameeyay MO FARAH Intii Uu Ku Guda jiray Oradka 5000. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waxyaabihii Ugu Layaabka Badnaa Ee Uu Sameeyay MO FARAH Intii Uu Ku Guda jiray Oradka 5000.
September 4, 2015 - Written by Editor:

DAAWO;  Waxyaabihii Ugu Layaabka Badnaa Ee Uu Sameeyay MO FARAH Intii Uu Ku Guda  jiray Oradka 5000.

Halkan ka Milicso Waxyaabii ugu  layaabka badnaa ee uu sameeyay orodyahanka u orda dalka ingiriiska dhalasho ahaana kasoo jeeda somaliland Maxamed Faarax dhacdooyinkan ayaa noqday kuwo gala rikoodhka dunida.

COMMENTS
LINKS