Hambalyo Meher Captan Kayse Cali Aaden Iyo Marwadiisa Asma Kayse C/laahi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Captan Kayse Cali Aaden Iyo Marwadiisa Asma Kayse C/laahi.
September 12, 2015 - Written by Editor:

Hooyo Caasha Axmed Ismail,edo Faadumo Aden, edo XAYBA Ibraahim,edo SAYNAB Ibraahim iyo qoyka reer cali aden oo kala ah, Saado Cali Aden,Cabdi Cali Aden, Maxamed Cali Aden,Maxamud Cali Aden,Xasan Cali Aden, Xuseen Cali Aden, Muuse Cali Aden,C/ lahi Cali Aden,Mustafe Cali Aden,Xamse Cali Aden,farxiya Cali Aden,Axmed Aw ismail Ibraahim,Yuusuf Muxumed Qaalib,Naasir Ibraahim Muxumed, C/qaadir Caydiid Xasan,C/rissaaq Cumar Ibraahim,Xamse Maxmed C/lahi, Hoodo Axmed Maxmed,Zuhuur DAAHIR Hassan,Ifrax Cabdi Xusen,Maryan Mux’ed Ibrahim,Sahra Cabdi Wacays, Xasan Jamac Gadiid, dhamaaan waxay dadkani hambalyo aan lasoo koobo karayn u dirayaan meherka

 

KAPTAN KAYSE CALI AADEN IYO MARWADIISA  ASMA KAYSE C/LAAHI Oo meherkoogu 10/09/2015 KHAMIISTII  uu kadhacay magaalada Dararwayne waxaanay leeyihiin noqda labadii isku waara ee kala hela

sidoo kale waxaa hambalyo taas lamida diraya hawlwadeenada iyo shaqaaalaha shabakada wararka ee wajaalenews.

COMMENTS
LINKS