Tacsi Ku Socota Reer Axmed Ismaciil Bookh Geeridii Naxdinta Lahayd Ee KuTimid Marxuum Kenadiid Axmed Ismaciil Bookh Oo Ku Geeriyooday London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi Ku Socota Reer Axmed Ismaciil Bookh Geeridii Naxdinta Lahayd Ee KuTimid Marxuum Kenadiid Axmed Ismaciil Bookh Oo Ku Geeriyooday London.
November 21, 2015 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Sacad X. Max,ud Cumar (Gadhle) Isagoo ku hadlaya magiciisa ka qoyskiisa wuxu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Kenadiid Axmed  Ismaciil Bookh oo saaka 21/11/2015 ku geeriyooday magaalada London ee carliga ingiriiska waxanu Alle uga baryayaa marxuumka in rabi naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo, waxaanu tacsidan si gaara ugu dirayaa Aabihii Axmed Ismaciil Bookh Iyo Hooyadii Shafiiqa Maxamuud Xayd Isagoo Ilaahay uga baryaya in samir iyo iimaan kasiiyo marxuumkana rabi qabriga u nuuro AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Sidoo kale waxa TACSI  Tiiraanyo leh udiraya qoyska Reer AXMED  ISMACIIL BOOKH  BAHDA SHABAKADA WARARKA EE WAJAALENEWS  MASUULIYIINTA IYO HAWLWADENADEEDA IN ILAAHAY SAMIR IYO IIMANKA KA SIIYO QOYSKII IYO QARAABADII UU KABAXAY MARXUUM KENADIID GAAR AHAAN Aabihii Axmed Ismaciil Bookh Iyo Hooyadii Shafiiqa Maxamuud Xayd  AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS