Dhamaan Masuuliyiintani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Muj Xasan Barkhad Maax Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiintani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Muj Xasan Barkhad Maax Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
December 29, 2015 - Written by Editor:

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

Alleh ha Unaxariistee waxaa maanta magaalada  Hargaysa ku Geeriyooday marxuum muj,/sheekh Xasan Barkhad Maax  oo kamid ahaa mujaahidiin dalka somaliland so xoreyay ismarkaana qaybta laxaadleh kasoo qaatay dhismaha dalka.

kaasi oo maant galinkii danbe lagu AASAY MAGAALADA ARABSIYO

Sidoo  kale Muj sheekh Xasan Barkhad ayaa  culimo awdiinta dalka

Waxa tacsi tiiraanyo leh halka uga diraya culimada, dhalinyaro qaybo kale oo kamida bulshada somaliland

Sheekh Daa,uud Macalin

Sheekh Cabdiqadir Carab Warsame(sh,jaabir

Sheekh ismaacil

Sheekh Xasan Cumar Liibaan (jeex)

Maxamed Nuur Xasan

Eng xaashi Cumar Cige

Axmed  Istareeliya

sidoo kale bahda wajaalenews waxay tacsi taa lamida udirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay MARXUUM MUJ,XASAN BARKHAD  gaar ahaan qoyskiisa ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HAYNAGA SIIYO MARXUUMKANA JANATU FARDAWSA ILAAHAY HAGEEYO.

 

AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS