WAJAALE NEWS

Dhaamaan Reer Muxumed Xasan Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Cabdiraxaam Sacad Muuse Iyo Marwadiisa Asma Muxumed Xasan Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.

Aabo Muxumed Nuur Xasan, Hooyo Nimco  Cumar Gaafane,Axmed Yaasiin Muxumed Xasan,

 

C/kariim Muxumed Xasan, C/risaaq Muxumed Xasan, Mustafe Muxumed Xasan,Aaden Muxumed xasan fadxiya Muxumed Xasan ,  Igraan Muxumed Xasan, khadra, Muxumed xasan, Raxma Muxumed Xasan Saynab, Muxumed Xasan ,Umulkhayr Muxumed xasan  iyo dhamaan qoyska Ilma cumar gaafane Maxamud Xuseen Nuur iyo qoyskiisa, waxa ay hambalyo meher u dirayaan boqorka C/raxmaan Sacad Muuse iyo boqorada Asma Muxumed Hassan oo maanta oo khamiisa 31/12/2015 meherkoogu ka dhacay hotel Maansoor ee magaalada Hargaisa waxaanay leeyihiin noqda kuwii ubad khayr qaba kala hela.

sidoo kale waxaa hambalyo taa lamida diraya  masuuliyiinta ,hawl wadeenada shabakada wararka ee wajaalenews.

 

Exit mobile version