Wargalin Aaska Marxuumad Khadra Xaaji Yuusuf Rooble Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa Laguna Aasidoono Magaalada Arabsiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wargalin Aaska Marxuumad Khadra Xaaji Yuusuf Rooble Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa Laguna Aasidoono Magaalada Arabsiyo.
January 12, 2016 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

Eng Rashiid Sheekh Cali Askar wuxu ku wargalinayaa qoyskii iyo qaraabadii alleh ha unaxariistee ay baxday Marxuumad KHADRA XAAJI YUUSUF ROOBLE oo maanta galinkii danbe ku geeriyootay magaalada hargaysa.

In maalinta bari 9;00am subaxnimo lagu aasi doono magaalada arabsiyo.

Waxaana maydka marxuumada laga qaadi doonaa isla arabsiyo

 

Waxaan ku wargalinaynaa qoyska ,qaraabada asxaabta iyo cidkasta oo ka qaybgalaysa aaska in ay sidaa ula socdaan

 

Eng rashiid sheekh cali askar

 

Sidoo kale waxa tacsi diraya masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalenews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoysa iyo qaraabada ay ka baxday alle ha unaxariistee marxuumad khadra xaaji yuusuf rooble in ilaahay samir iyo iimaan kasiiyo

Waxay Si gaara TACSIDAN ugu diray Ilma Sheekh Cali Askar Iyo Reer Xaaji Yuusuf Rooble .

 

COMMENTS
LINKS