Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumad Hibo Jirde | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumad Hibo Jirde
February 14, 2016 - Written by Editor:

Dhamaan qoyska reer Jaamac xirsi Oo Kala ah Cabdi Jaamac Xirsi iyo xaasaskiisa,Yuusuf Jaamac Xirsi iyo xaaskiisa,Muxuyadiin Jaamac Xirsi,Saado Jaamac Xirsi,Hodan Jaamac Xirsi iyo Dhamaan Ilma Jaamac Xirsi waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  ilma Jaamac Muxumed iyo ilma cismaan  iyaga  Oo ka tacsiyaddaynaya geeridii ku timid  hooyadood marxuumad Hibo Jirde  oo maanta oo ay taariikhdu 14/2/2016 ku geeriyootay magaalada Hargaysa laguna aasay waxaanay marxuumada ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Sidoo kale waxaa tacsi taa lamida diraya dhamaan qoyska reer Faysal Kaamil waxaanay sidaas si lamida  Ilaahay uga baryaayaan marxuumada in Rabi janatul Fardawsa ka waraabiyo marxuumada qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo Iimaan ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN

COMMENTS
LINKS