DAAWO: Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Fanaanada Sahra Halgan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Fanaanada Sahra Halgan.
March 1, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) -Fanaanada caalamiga ah ee reer Somaliland  Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb gashay dalka dibadiisa iyadoo Somaliland metelaysay, kaalintii ay ka soo qaadatay Halgankii Ururkii SNM iyo shaqadii gaarka ahayd ee ay u xil saarnaan jirtay, aragtideeda ku aaddan xisbiyada siyaasadda Somaliland iyo gooni isutagga JSL,

 

COMMENTS
LINKS