Shucayb Gabiley Wuxu Kuyahey Ninkii Maqasha Daayacey Ee Geela Loo Direy Cabdi Maxamed Xuseen(xuste). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shucayb Gabiley Wuxu Kuyahey Ninkii Maqasha Daayacey Ee Geela Loo Direy Cabdi Maxamed Xuseen(xuste).
March 15, 2016 - Written by Wariye:

xukuumada madaxweyne siilaanyo oo u diratey shucayb wasiirnimo isagoo ku fashilmay mayaranimodii

Waa mid ay dadweynaha Reer Gabiley wada arkayaan hab maamulkiisii hore ee nidaamka faashilka ahaa,iyo raadadka aqoon la,aanta oo mushkilad ku ah xukuumada madaxweyne siilaanyo oo u diratey shucayb wasiirnimo isagoo ku fashilmay mayaranimodii dad badan ayaa kuu sheegaya inaanu kamid aheyn xubnihii ku guleystey laakiin sababta ilaa manta lagu sitaa tahey musuqii loo musuqey doorashadii d/hoose oo looga qaadey codadka ragii codka badan loogu codeeyay.

inkastoo khasare uu malin iyo habeen ku sameeyo dawlada ay iyadu u itaal xun tahey hadana waxan layabey dadka qaar leh shucayb ayay gabiley u baahan tahey ‘inaalilaahi wa inaa ilayhu raajicuun’ ma aha reer gabiley dadka sidaa u hadalhayaa walaahi waa kuwa martida ku ah ee aan lexejclo ka laheyn dadka iyo

dalka labadaba dhiig cusub ayaa bulshada ku duxay waalaga reystey boqolkiiba boqol naaneys iyo sumcad xmo ayuu kuyahey gabiley hreyso iyo dambyso waa ninkii garan waayey xilka uu hayo ee duhur cad baasoolad labaxey dayntiisii oo dhana waala bixiyay buuqii iyo xaaladiiba waa laga reystey isku keen waxan leeyahey shucayb waa ninkii maqasha daayacey ee geela loo direy balse karis xun iyo ku la,a

Cabdi Maxamed Xuseen(xuste)

Gabiley Somaliland

Xus7@homail.com

COMMENTS
LINKS