WAJAALE NEWS

Waxey Dhambaal Tacsi ah udirayaan Qoyska Ilma Sheekh Muxumed Warsame,caruurtii iyo xaasaskii uu ka baxey Marxuum Sucuudi Sheekh Muxumed Warsame oo maanta lagu aasey Magaalada Gabilay

Tacsi: Ibraahim Aadan Faahiye,Maxamuud Aadan Faahiye,Cabdilaahi Aadan Faahiye,Axmed-Yaasiin Aadan Faahiye Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi(jidhif),Cumar Aw Yuusuf Buux,Maxamed Jaamac Maaweel,Abiib Macalin Xasan Faahiye,Macalim Nuux Axmed Ismaaciil,Cabdi Samed Muxumed Macalin Xasan Faahiye,Cabdi Aw Ciise Faahiye,Maxamed Muxumed Macalin Xasan,Maxamed Jaamac Nuur.,Yuusuf Jaamac Xirsi,Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),Carab Cumar Kheyre,Hassan Cali Aaden, Dhamaan dadkaasi Waxey Dhambaal Tacsi ah udirayaan Qoyska Ilma Sheekh Muxumed Warsame,caruurtii iyo xaasaskii uu ka baxey Marxuum Sucuudi Sheekh Muxumed Warsame oomaanta lagu aasey Magaalada Gabiley,iyagoo illaahay uga baryey in uu janadii Fardawsa ka waraabiyo dhamaanttena Samir iyo Iimaan inaga Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin..

 

Exit mobile version