HAMBALYO MEHER WACAN.; Cabdirixiin Axmed Ibraahin(Midnimo) iyo Marwadiisa Xamda Axmed Koosaar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HAMBALYO MEHER WACAN.; Cabdirixiin Axmed Ibraahin(Midnimo) iyo Marwadiisa Xamda Axmed Koosaar.
May 31, 2016 - Written by Editor:

Carab Maxamed Ibrahin, Maxamed Cali Mataan, Cabdisalan Maxamed Cali, Mukhtaar Axmed Barkhad, Maxamed ismaciil Cumer, Maxamed Xuseen Yousuf, Ismiacil Ibrahim Ducaale, Khaddar Gamuute Jamac, Yuusuf Sh. Cumer Ismacil, Maxamuud Axmed Jama, Ismaiciil Cabdillahi Jamac, Muxuyadiin Faarax Habane, Mustafe Xaashi Muuse, Cabdiraxaman Maxamed Muuse, Subeer Muxumed Muumin, Maxamuud Maxamed Ciise, Idiris Cabdi Aadan, Cabdicasiis Xuseen Cabdi Xawaash, Mustafe Saleebaan Maxamuud.

Dhamaan dadkani waxa ay Hambalyo Meher u dirayaan Cabdirixiin Axmed Ibraahin(Midnimo) iyo Marwadiisa Xamda Axmed Koosaar oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa ee Caasimada Somaliland gaar ahaan Hortel Maansoor.

hambalyo 1  hambalyo 2

hamb 3

Waxaa ay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash bash barwaaqo iyo caafimaad qab ilaahayna ha ka dhigo kuwa ubad khayr qaba kala hela…… aamiin ……… aamiin.

COMMENTS
LINKS