Muj. Aamina Timo-dheer oo Tacsi u dirtay Muj. Maxamed Cilmi Galaan Hooyadii Oo Shalay Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj. Aamina Timo-dheer oo Tacsi u dirtay Muj. Maxamed Cilmi Galaan Hooyadii Oo Shalay Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa.
July 7, 2016 - Written by Editor:

Anigoo ah Muj. Aamina Yuusuf Aar (Aamina Timo-dheer) waxaan dhambaal tacsi ah dirayaa Muj. Maxamed Cilmi Galaan oo Shalay Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada. Dhamaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Ehelkii ay ka baxdayna Ilaahay Samir iyo Iimaan Haka Siiyo. Marxuumadana Ilaahay Janadii Fardawsa Haka Waraabiyo, Maalmo khayr badan ayay hoyatay Marxuumadu maalmo ciid ah inagoo soo dhamaysanay Soonkii bishii barakaysnayd ee Ramadan. Ilaahay waxaan marlabaad uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo.

 

Aamiin        Aamiin

COMMENTS
LINKS