DAAWO; Abwaan Cismaan Ku Jare oo Gabay ku Cabiray Hadimooyinka Ay Somaliland Gaadhsiisay Xukuumada Siilaanyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Cismaan Ku Jare oo Gabay ku Cabiray Hadimooyinka Ay Somaliland Gaadhsiisay Xukuumada Siilaanyo.
July 22, 2016 - Written by Editor:

DAAWO; Abwaan Cismaan Ku Jare oo Gabay ku Cabiray Hadimooyinka Ay Somaliland Gaadhsiisay Xukuumada Siilaanyo.

Sidii Ceelalyada Loogu Diray Cali Ma soo Hooye

Citiraafkii Somaliland Caajisbaa galaye Cidhifyada

Dalkii wuu ka Soo Xidhaye” Gabaygii Cali Ma Soo Hooye iyo

Abwaan Cismaan Axmed Maxamed (Cisman Kujare)

 

COMMENTS
LINKS