Hambalyo Meher Wacan Boqor Ayaanle Shire Yaasiin Iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan.SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan Boqor Ayaanle Shire Yaasiin Iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan.SAWIRO
July 25, 2016 - Written by Editor:

Hambalyo Meher Wacan Boqor  Ayaanle Shire Yaasiin Iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan.

Guurkiinu Guur Khayr Gobonimo ku Aqal Gala.

Dhamaan qoyska reer Muuse Mire Warsame oo Kala ah

Cabdi Muuse Mire

Faadumo Muse Mire

Maxamed Muse Mire

Layla Muuse Mire

Hooyo Faadumo Muuse Mire

Waxay   Hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Boqorka Ayaanle Shire Yaasin iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan oo Maanta oo bishu tahay 25/07/2016 meherkoogu ka dhacay Magaalada hargaysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku raaga ee ubad khayrqaba kala hela Aamiin Aamiin Aamin.

hambalyo 2 hambalyo 5 hambalyo 3 hambalyo 4

Waxaa iyaguna hambalyo taas lamida diraya dadka kala ah

Libaan Maxamed Cisman

Guled Jamac Muxumed

Aaden Cali Jibriil

Isaq Cabdi Aamin
C/risaaq Xusen Ciro Wayne

C/kariim Daahir (yes Boss)

Xasan Cali Aaden

Guled Cumar Madar

Yuususf Jamca Xirsi

Maxamed Cali Mataan

Yaxye C/salaan

C/lahi Muuse Saayir

C/ladiif Maxamud Cumar

Mustafe Maxamed Caqli

hambalyo 8 hambalyo 6 hambalyo 1

Dhamaan waxay dadkani hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Boqorka Ayaanle Shire Yaasin iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan oo Maanta oo bishu tahay 25/07/2016 meherkoogu ka dhacay Magaalada hargaysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku raaga ee ubad khayrqaba kala hela

Aamiin Aamiin Aamin.

 

 

COMMENTS
LINKS