DAAWO; Isbarbar Dhiga Weedho Xanaf leh Oo Murashixiinta Xisbiga Kulmiye, Ku Kala Dureen Shacabka Reer Ceergaabo Iyo Berbera + Saamaynta Mustaqalba Ee Xisbiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Isbarbar Dhiga Weedho Xanaf leh Oo Murashixiinta Xisbiga Kulmiye, Ku Kala Dureen Shacabka Reer Ceergaabo Iyo Berbera + Saamaynta Mustaqalba Ee Xisbiga.
July 31, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Daawo Muuqaalka Milicsiga hadalo Murashixiinta Xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Cabraxmaan Saylici ee xiliyada ay ka hadlayaa fagaarashaaya oo midkastaa dhiniciisa u aflgaadeeyo shacabka ay markaa la hadlayaan

Sidoo kale labada murashax ee isku xisbiga ah ayaa la ogaaday in ay meelo badan iska shabahaan,

Balse muuqaalkeena waxaynu kusoo bandhigi doonaa weedhihii gudomiye muse biixi ku duray shacabka reer berbera oo reebtay naxli badan iyo weedhihii cabdiraxmaan saylici kuu kula duldhacay reer ceergaabo kuwaasi oo isla goobtii uu ka hadlayay ka abuurtay buuq iyo sawaxan sobobay in xafladii deg dega loo xidho.

 

COMMENTS
LINKS