Dhamaan Reer Jaamac Nuur Xasan Waxey Dhambaal Hambalyo Meherka Udirayaan Mudane Ismaaciil Cabdi Muxumed Iyo Marwo Idil Jaamac Nuur. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Reer Jaamac Nuur Xasan Waxey Dhambaal Hambalyo Meherka Udirayaan Mudane Ismaaciil Cabdi Muxumed Iyo Marwo Idil Jaamac Nuur.
August 11, 2016 - Written by Editor:

dhamaan Reer Jaamac Nuur Xasan waxey dhambaal Hambalyo ah oo Qiima badan hawada u marinayaan Meherka Ismaaciil Cabdi Muxumed iyo Idil Jaamac Nuur oo Xaflada Meherkoodu ka dhacdey Huteelka Maamuus 08/08/2016

Aabo Jaamac Nuur Xasan,Hooyo Tiriig Asker Abokor,Maxamed Jaamac Nuur iyo xaaskiisa,Xaliimo Jaamac Nuur iyo caruurteeda,Saynab Jamac Nuur iyo

Hambalyo Meher Oo Qiima Badan

Aabo Jaamac Nuur Xasan,Hooyo Tiriig Asker Abokor,Maxamed Jaamac Nuur iyo xaaskiisa,Xaliimo Jaamac Nuur iyo caruurteeda,Saynab Jamac Nuur iyo caruurteeda,Axmed Jaamac Nuur Xamse Jaamac Nuur Maxamuud Jaamac Nuur iyo dhamaan Reer Jaamac Nuur Xasan waxey dhambaal Hambalyo ah oo Qiima badan hawada u marinayaan Meherka Ismaaciil Cabdi Muxumed iyo Idil Jaamac Nuur oo Xaflada Meherkoodu ka dhacdey Huteelka Maamuus ee Magaaladda Hargeysa waxey leeyihiin noqda kuwii isku waara ee Ubad Kheyr Qabana kala hela A

amiin Aamiin Aamiin Aamiin

 

 

COMMENTS
LINKS