Tacsi ku Socota Qoyska Uu Ka baxay Marxuum Faarax Bashiir Kaahiye Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi ku Socota Qoyska Uu Ka baxay Marxuum Faarax Bashiir Kaahiye Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
August 17, 2016 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Allah haw Naxariistee waxa maanta   ku geeriyooday cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa Marxuuma  Faarax Bashiir Kaahiye oo Kana mid ahaa dhaliyarada  kubadda kolayga.

Faarah-Bashiir-655x360

Marxuum Faarax ayaa u geeriyooday xabbad madaxa kaga dhacday xalay isaga oo ku sugnaa magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

 

Ma jiro war ka soo baxay ciidanka booliska oo faahfaahinaya dhacdadan.

Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada Shabakada Warar ee Wajaalenews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reer Bashiir Kaahiye Anagoo  ka tacsiyadaynayna geeridii naxdinta lahayd ee kutimid  Marxuum faarax Bashiir Kaahyiye oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa

Ilaahay dhamaanteen samir iyo iimaan haynaga siiyo marxuumkana janatul fardowsa ayay ilaahay u baryanaynaa Aamin  Aamin

 

 

 

COMMENTS
LINKS